Dad badan ayaan aqoon ama horay u tagin ama u arag martiqaadka baadiyaha
Dadka miyiga dagan waxay ka martiqaad fiican yihiin ama ka soo dhawayn wanaagsan yihiin dad badan oo magaalada jooga sababtoo ah markaa u tagtid wuxuu kuu qalayaa hantida kaliya ee uu hasto
Oo ah ariga
الفئة
عرض المزيد
تعليقات - 17
مقاطع الفيديو ذات الصلة على Daawo;- Vlog3 Cashada Baadiyaha maxaa ka taqan: